Home - CIYAARAHA CAALAMKA - 5; Ciyaaryahan oo City ka caawiyay ku guuleysiga EPL-ka,yaa ka mid ah?

5; Ciyaaryahan oo City ka caawiyay ku guuleysiga EPL-ka,yaa ka mid ah?

Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester City ayaa noqotay Boqoradda Premier League ee xilli ciyaareedkan 2017/2018,waxaana kooxdan uu isbeddel ku yimid tan iyo markii uu qabtay tababaraha Reer Spian ee Pep Guardiol.

City ayaa xalay u dabaaldegtay Kooban kaddib markii kooxda ku soo xigtay ee Man United laga badiyay,sidaas ayeyna ku guuleysatay iyada oo 16 dhibcood ka horreysa United,shan kulanna ay u dhimanyihiin.

Haddab,waxaa la soo diiwaangeliyay shan xiddig oo Man City ka caawiyay ku guuleysiga koobkaas,waxaana ka mid ah.

Kevin De Bruyne

Raheem Sterling

David Silva

Sergio Aguero

Nicolas Otamendi