Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Allegri oo Hal Shuruud ku xiray Shaqada kooxda Arsenal

Allegri oo Hal Shuruud ku xiray Shaqada kooxda Arsenal

Macallinka naadiga Juve wuxuu aad u xiiseynayaa in uu ka shaqeeyo Premier League waxaana waqtiyadii ugu dambeeyay loo dhoweynayay Arsenal macallinkeeda inuu noqdo.

  • Wargeyska The Sun ayaa sheegaya in Massimiliano Allegri uu qaban doono shaqada kooxda Emirates balse hal shuruud ayaa ku xiran: wuxuu doonayaa in loo damaanad qaado £200milyan taasoo uu suuqa soo socda la gelayo.
  • Macallinka Talyaaniga ah ayaa doonaya 5 Ciyaartoy oo Cusub xagaaga soo socda.

Ninkan oo 50-jir ah ayaa wuxuu qaban doonaa Shaqo adag marka uu yimaado Premier league.