Home - ENGLISH SPORTS NEWS - BARO: 20-ka Laacib ee Premier League ugu Shacbiyadda Badan, Funaanadahoodana aadka loo Iibsaday

BARO: 20-ka Laacib ee Premier League ugu Shacbiyadda Badan, Funaanadahoodana aadka loo Iibsaday

Alexis Sanchez ayaa ku biiristiisii kooxda Manchester United waxay u oggolaatay in uu noqdo laacibka ugu shacbiyadda badan horyaalka Premier league.

Waxaa qiimeyn la sameeyay kasoo billow January 1, la arkay in uusan qofna ku dhicin Alexis’ dhanka Iibsiga Funaanadaha horyaalka Premier League.

Laacibka dalka Chile ayaa ku garaacay Iibsiga Funaanadaha ugu badan ee magaciisu ku qoranyahay ninka ay isku kooxda yihiin ee Paul Pogba.

Marka la fiiriyo macluumaad uu baahiyay SportsDirect.com , 4 ka mid ah 20 –ka laacib ee funaanadahooda loogu Iibsiga Badanyahay waa xiddigaha lagu kala qaatay Suuqii Bisha Janaayo.

Philippe Coutinho ayaa kaalinta 6-aad soo galay keddib u dhaqaaqiddiisii kooxda Barcelona.

HALKAN KA ARAG DIIWAANKA IYO SIDA LOO KALA SARREEYO

ALEXIS – Manchester United

POGBA – Manchester United

KANE – Tottenham

M.SALAH – Liverpool

HAZARD – Chelsea

COUTINHO – Barcelona

DE BRUYNE – Manchester City

OZIL – Arsenal

FIRMINO – Liverpool

IBRAHIMOVIC – Manchester United

LACAZETTE – Arsenal

KUN AGUERO – Manchester City

LUKAKU – Manchester United

DE GEA – Manchester United

SON – Tottenham

VIRGIL – Liverpool

DELE – Tottenham

RASHFORD – Manchester United

MKHITARYAN – Arsenal

ERIKSEN – Tottenham

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*