Home - CIYAARAHA CAALAMKA

CIYAARAHA CAALAMKA

Matteo Darmian oo ku biiraya Juventus

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo dalka Talyaaniga, kooxda Juventus ayaa heshiiska laacibka Matteo Darmian kala heshiisay naadiga iska leh Milkiyaddiisa ee Man Utd. Man Utd ayaa ku dhawaaqday in laacibkeeda difaaca ka ciyaara ee reer Talyaani laga Iibin doono kooxda Juventus ee heysata horyaalka Serie A. Laacibkaan ayaan kooxda Man Utd ku heysan Safka joogtada ah, iyadoo macallin Mourinho ...

Read More »

Liverpool waa in ay bixisaa £90m si ay ula wareegto ‘Lionel Messi-ga Goolhayeyaasha’

Liverpool waxaa looga fadhiyaa in ay jebiso rikoodhkeeda dhanka Suuqa ah, haddii ay doonayaan in ay la saxiixdaan Goolhayaha kooxda Roma, Alisson Becker kaasoo suuqa soo socda ay ku qaadan karaan £90milyan sida ay kooxdiisu sheegtay. Laacibka dalka Brazil ayaa ninka ay isku qaranka yihiin wuxuu ka tirsanyahay Manchester City waana laacibka Ederson kaasoo ku fadhiya £34.7m oo ay suuqii ...

Read More »

Bale waa Iib, warkaas wuxuu Farxad u yahay, Chelsea, Tottenham iyo Man Utd!

Real Madrid ayaa diyaar u ah in ay iska iibiso laacibkeeda Gareth Bale waxaana lagu iibin doonaa Qiimo dhexe, sida ay warineyso Warbaahinta Gudaha Spain. Wararka la helay ayaa sheegaya in Bale oo aad ula tacaalaya in uu bandhig fiican ka sameeyo kooxda Spain Caasimaddeeda deggan uu hadda fursad siinayo kooxaha ka dhisan Ingiriiska ee doonaya. Wargeysyada Marca iyo Sport ...

Read More »

Man United oo £35milyan ku dalbatay beddelka Paul Pogba, miyuu ka tegayaa Kooxda?

Manchester United ayaa shaacisay in ay dooneyso soo qaadashada laacibka Michael Seri – iyadoo uu weli taaganyahay muranka Mustaqbalka Paul Pogba. United ayaa laga warqabaa in ay xiriir la sameysay khadka dhexe laacibka uga ciyaara kooxda  Nice ee Seri toddobaadkan, waxayna usoo jeediyeen in uu beddelo Pogba oo aan xagaaga dambe joogi doonin Old Trafford keddib 2 sano oo uu ...

Read More »

Real Madrid oo fursad u heysata in ay la saxiixato laacibka Sterling, sababta Ogow!

Raheem Sterling ayaa loo arkaa in mustaqbalkiisa garoonka Manchester City uusan aheyn mid fadhiya – waxaana taasi ay fursad wanaagsan u tahay kooxda Real Madrid. City ayaan weli wax wadahadal heshiis kordhin ah la furin laacibka Sterling xataa haddii uu ku jiro 2dii Sano ee ugu dambeysay heshiiska uu ku joogo kooxdan. England laacibkeeda Sterling ayaa wuxuu ku raaxeysanayaa xagaagan ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay 5ta Goolhaye ee ugu bad baadinta wanaagsanaa Taariikhda ?

Kaddib badbaadintii halista ahayd ee xalay uu sameeyay Goolhayaha Kooxda Man United shabaqiisana u diiday weeraryahannada sida roobka ugu da’ayay ayaa haddaba waxaa la soo saaray 5ta gool haye ee ugu bad badbaadinta wanaagsanaa Taariikhda Kubadda Cagta iyo xiddigihii ay ka badbaadiyeen.   Gordon Banks v Pele, 1970   Peter Schmeichel v Rene Wagner, 1996   David Seaman v Paul ...

Read More »

Real Madrid oo soo tiigsatay kaalinta 3aad ee Laliga

Kooxda kubadda Cagta ee Real Madrid ayaa soo celisay rajadeeda in sanadka soo socda ay ka mid noqoto kooxaha Dalka Spain ku matalaya Tartanka Champions League. Real ayaa kulan baaqi u ahaa xalay la ciyaartay Kooxda Leganes waxaana ay Real ku awood sheegatay 3-1,natiijadaas Real waxaa ay soo fariisisay kaalinta saddexaad ee Laliga oo ah meel aan cabsi lahayn marka ...

Read More »

Liverpool vs Man City, Barcelona vs Atletico M, isku aadka da’yarta UEFA.

Kaddib kulamadii ugu dambeeyay ee loogu soo baxayay afar dhamaadka 19 jirrada Kooxaha Champions League ee Qaaradda Europe. Isku aadkan waxaa isku beegmay kooxo waaweyn marka qeybta sare la joogo hayeeshee qeybta hoose iska dhiga sida kuwo sare oo kale waxaana ka mid ah Real iyo Chelsea,Man Cty iyo Liverpool  iyo kooxo kale oo isku beegmay. Tartankan waxaa la ciyaari ...

Read More »

Da’yarta Chelsea iyo Real Madrid oo madaxa iskula jira.

Kooxda Kubadda Cagta Real Madrid wiilashooda da’yarta ah ayaa xalay ku dur duriyay da’yarta Kooxda Feyenoord, ciyaar ku dhamaatay 5-2 oo ay da’yarta  Chelsea ku gacan sarreeyeen. Wiilasha yar yar ee Chelsea ayaa kooban Champions League ku guuleystay  xilli ciyaareedyadii 2015 iyo 2016,iyada oo sanadkii xigay kooxda sare ay ku fashilantay in ay Champions u soo baxdo sidaasna ku seegay,waxaana ...

Read More »

Taageerayaasha Arsenal oo ku faraxsan bandhigga Sanchez  ee Man United,sabab?

Taageerayaasha Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa saaka qabsaday baraha bulshada kaddib markii ay Twitter-a la tageen Bandhigga Sanchez  kulankii xalay ee Champions League. Taageerayaasha ayaa astaanta Love ee Twitter uga dhigan like-ta ku dal dalay kaddib markii ay sawir isaga oo kulankii ugu horreeyay ee Champions League u ciyaaraya uu xalay saftay. Sanchez bandhiggiisii xalay waxaa uu ahaa mid ...

Read More »