Home - CIYAARAHA CAALAMKA (page 4)

CIYAARAHA CAALAMKA

Ernesto Valverde: ‘Waxaan rajeyneynaa in Dembele uusan ka tegin Barca Sanadkan’

Barca macallinkeeda ayaa si xooggan uga hadlay natiijada kulankii  ay la qaateen kooxda Villarreal. “Dhammeystirka Goolasheenna ayaa suuragal ka dhigay hanashadeenna La Liga xataa inagoo aan Khasaarin marna. Laba kulan ayaa u hartay Iniesta, waxaana uu ka mid yahay xiddigaha horyaalka la tegaya iyagoon laga badin haddana kooxda ka tegaya.” “Waxaanse isku deyi doonnaa in Dembele. Uusan kooxda ka dhaqaaqin, ...

Read More »

Real oo guul darro la kulantay ka hor Finalka Champions League

Kooxda Kubadda Cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa xalay guul darro kala kulantay dhiggeeda Sevilla kaddib ciyaar xiiso badneyd oo dhexmartay labada kooxood. Kabtan Sergio Ramos,ayaa gool iska dhaliyay,mid dhaliyay,gool ku laadna cunay,waxaana xalay uu Garoonka ku lahaa saameyn gaar ah maaddaama shabaqa labada kooxood uu taabtay. Ciyaarta waxaa ay ku soo dhamaatay 3-2 oo ay guusha ku raacday Sevilla,waxaa ...

Read More »

Man City oo dhigtay rikoor dhinaca gool dhalinta ah

Kooxda Kubadda Cagta Man City ayaa dhigtay rikoor dhinaca gool dhalinta ah kaddib markii ay xalay dhaliyeen goolkii 105aad ee xagaagan. Manchester City  waxaa 3-1 uga badisay Kooxda Brighton, waxaana goolasha u kala dhaliyay  Danilo, Bernardo Silva  iyo Fernandinho. Waxaa kale oo ay dhibco ahaan gaartay 97 dhibcood iyo 31 kulan ooh al xilli ciyaareed ay guuleysatay ama aan laga ...

Read More »

Barcelona oo dhinaceeda dhulka la dhigi la’yahay,xalayna waa badisay.

Kooxda kubadda Cagta Barcelona ee dalka Spain ayaan dhinaceeda dhulka la dhigin kulankii 43aad oo xiriir ah ee tartanka Laliga. Xalay waxaa ay 5-1 ku dar dareen Kooxda VILLARREAL ee Laliga Dalka Spain ka ciyaarta,waxaana goolashaas kala dhaliyay Coutinho, Dempele oo labada dhaliyay,Messi iyo  Poulinho. Barcelona ayaa waxaa ay dadaal ugu jirtaa in labada kulan ee uga dhiman horyaalka aan ...

Read More »

 Asrenal oo laga badiyay kulankii 7aad oo xiriir ah ee ay dibadda ku ciyaarto.

Kooxda kubadda Cagta ee  Arsenal ayaa dhigtay rikoorkii ugu liitay intii uu maamulayay Tababare Arsen Wenger kaddib markii 7 kulan uu isku xigta oo ay ku ciyaartay meel ka baxsan Garoonkeeda aanay xitaa bar barro ka helin. Ciyaartii xalay dhexmartay Arsenal iyo Leicester City ee ka dhacday King Power waxaa awood badisay Leicester oo garaacay Arsenal. 3-1 ayaa looga badiyay ...

Read More »

Juventus oo ku dur durisay AC Milan kuna guuleysatay Koobkii

Kooxda Kubadda Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa markii 4aad oo xiriir ah xalay hanatay Koobka lagu magacaabo Coppa Italia kaddib markii ay garaacday AC milan Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 4-0,taas oo ka dhigay in AC Milan si fiican loogu sheegay in laga awood badan yahay,waxaana sidaas ku dabaaldegtay Kooxda Kubadda Cagta ee Juventus. Juve waxaa ay sidoo kale isu ...

Read More »

Chelsea oo ka hartay UCL, Huddersfield oo ka badbaadday heerka 2aad

Kooxaha Kubadda Cagta ee Chelsea iyo Huddersfield Town ayaa waxaa dhexmaray kulan labada kooxoodba muhiim u ahaa,waxaase ay ku kala tageen natiijo ay dhibcaha qeybsadeen. Natiijadaas waxaa ay guul uga dhigneyd Huddersfield laakiin waxaa ay guul darro iyo niyad jab u ahayd Chelsea,maaddaama aysan sanadka dambe ka qeybgeleyn tartanka Champions League ee Qaaradda Europe. Kooxda Huddersfield Town waxa ay u baahneyd bar barrahaas ...

Read More »

Yaa ka mid ah shanta xiddig ee ay xagaagan beegsaneyso Barcelona?

Kooxda Barcelona ayaa xili ciyaareedkaan waxaa uu u ahaa mid aad u weyn maadma ay horyaalka Spain ay ku guleysteen iyagoo aan laga badinin. Barcelona iskastoo ay ka hartay koobka Chapions league hadana sanadkaan waxaa ay ku guuleysatay laba koob. Si loo hormariyo guulaha kooxda, waxaa Barcelona ay sanadka dambe damacsan tahay inay Camp nue keento ciyaaryahano badan. Hadaba waxaan ...

Read More »

Sergi Roberto oo la ganaaxay 4 kulan

Xiriirka Kubbadda Cagta Dalka Spain ayaa afar kulan ganaaxay xiddigga u ciyaara Kooxda Barcelona ee lagu magacaabo Sergi Roberto. Xiddiggan ayaa kaarka cas oo toos ah qaatay markii uu xusul iyo waji xagatin isugu daray xiddigga u ciyaara Kooxda Real Madrid ee Marcelo. Xiriirku waxaa ay sheegeen in Sergi Roberto uu si qalad ah xusul ugu dhuftay Marcelo kulankii todobaadka ee El ...

Read More »

Everton oo Wenger u ballan qaadday mushaarkii Arsenal

Kooxda Kubadda Cagta Everton ee dalka Ingiriiska ayaa la xaqiijiyay in ay ugu dhowdahay la wareegidda tababaraha Reer France ee ka tagaya Kooxda Arsenal. Wenger ayaa sheegay in uu helayo codsiga kooxo badan oo uu sheegay in ay ka badanyihiin sida uu filayay,waxaana uu sheegay in uu qiimeynayo codsiyada kooxaha kala duwna ee daneynaya. Kooxda Everton ayaa dooneysa in ay ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dhinaca suuqa

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa furmi doona maalmo kadib iyada oo si Rasmi ah loo furi doono dhamaadka horyaalada ugu waaweyn yurub oo ku jira marxaladihii ugu dambeeyay. Suuqa xagaaga oo noqon doona mid si weyn lacago loo kharash garayn doono ayaa furmi doona wakhti dambe oo bishan aynu ku jirno ee May. Koox walba ayaa u diyaar garoobi doonta ...

Read More »

Totti oo taallooyin looga sameeyay Roma

Xiddiggii hore ee Kooxda Roma Francesco Totti,ayaa taallo looga dhisay Magaalada Roma ee Caasimadda Dalka Talyaaniga. Wargeyska Il Romanista ee ka soo baxa Magaalada Roma aya sheegay in Taallooyinka loo dhisay Totti la soo bandhigayo 10 ilaa 12ka Bisha May islamarkaana xarig jarkeeda lagu casuumay marti badan. Taalladan waxaa ay ka mid noqon doontaa xusuusta Magaalada Roma ee caasimadda Talyaaniga iyo naf ...

Read More »