Wararkii U Dambeeyay
Home - CIYAARAHA SOMALIDA

CIYAARAHA SOMALIDA

Elman oo Garab dhac ay u rafaadday ka heshay Madbacadda

Kooxda Elman ee horyaalka Dalka ayaa waxay ciyaar adag shalay gelenkii dambe garoonka Koonis kula qaadatay naadiga Madbacadda Qaranka, iyadoo Natiijo wanaagsan ka heshay marka loo fiiriyo ciyaarta iyo sida ay ku dhammaatay. Elman ayaa looga hormaray goolka ciyaarta, waxaana qeybta hore lagu nasiyay 1-0 ay hoggaanka ku heyso kooxda Madbacadda Qaranka. Dadaal badan oo ay bixiyeen xiddigaha Elman, ayeyse ...

Read More »

Kenya iyo Somaliya oo ciyaaraya Berri

Kooxaha Kubadda Cagta ee kala matalaya xulalka Kenya iyo dalkeenna Soomaaliya ayaa berri galab ku ciyaaraya Garoonka Muyinga Stadium, ee dalka Burundi. Kenya waxaa ay horay u soo garaacday Burundi,waxaana ay bar barro la gashay xulka Itoobiya,Soomaaliya waxaa ay horay saddex dhibcood uga qaadatay Itoobiya,waxaana ay bar barro la gashay Xulka Burundi. Labada dal ayaa isha ku haya in ay sami ...

Read More »

Somaliya oo gaartay Sami finalka SECAFA U-17

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17 jirrada ayaa u gudbay sami finalka Tartanka SECAFA U 17 kaddib markii ay xalay bar barro ku celiyeen xulka Burundi oo ay wada ciyaareen. Somaliya waxaa ay horay saddex dhibcood iyo saddex gool uga heshay xulka Itoobiya oo ciyaartii dhexmartay ay ku dhamaatay 3-1 hayeeshee Itoobiya lagu helay ciyaartooy 3 ah ...

Read More »

Zanzibar iyo Itoobiya oo laga saaray SECAFA U-17

Waddamada Itoobiya iyo Zanzibar ayaa laga saaray tartanka Kubadda Cagta ciyaartooyda da’doodu ka yartahay 17 jirrada kaddib markii lagu helay ciyaartooy ka weyn da’da loo oggolyahay Tartanka. Guddiga Qaban qaabada Tartanka ee SECAFA ayaa waxaa ay sheegeen xulka matalayay Zanzibar laga helay 12 ciyaartooy oo ka weyn da’da 17 jirrada halka Itoobiya laga helay 3 ciyaaryahan. Itoobiya waxaa ay kulankii ...

Read More »

Banaadir SC iyo Dekedda oo isku Garab dhacay

Kulankaan oo ahaa kulankii kowaad tobaadkii 14-aad ee horyalaka Somaliya,ayaa waxa uu u dhaxeeyay Dekeddaha iyo Banaadir SC,waxa uuna ku soo dhamaaday bareejo 0-0 ah. Kulankaan ayaa sidoo kale ahaa kulankii 66-aad ee guud ahaan laga ciyaaro horyaalka Somaliya 2017/2018. Banaadir SC ayaa kulankaan soo gashay ayadoo uu calaamadda guduudka ah kaga maqanyahay laacibka lagu magacaabo konton,halka Dekedda ay soo ...

Read More »

Isku Aadka Kubad Cagyaraha Afrika,Somaliya yey ku dhacday?, Sawirro

Xiriirka Kubad Cagyaraha Qaaradda Afrika ayaa soo saaray isku aadka tartanka ee Qaaradda Afrika,waxaana laga sameeyay labo Group. Isku aadka waxaa uu ka dhacay Dalka Liibiya Magaaladiisa Tripoli oo tartankan loo xushay in ay marti geliso,waxaana uu dhacayaa Bisha soo socota ee May. Haddaba halkan ka eeg isku aadka. Tartankan waxaa uu furmayaa 5ta Bisha May ee soo socota,waxaana uu ...

Read More »

SECAFA oo dhibcaha u celisay Somaliya,ganaaxdayna Itoobiya

Xiriirka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee SECAFA ayaa Soomaaliya u soo celiyay saddex dhibcood iyo saddex gool kaddib markii xulka Itoobiya lagu helay in ay ciyaarsiiyeen ciyaartooy ka weyn da’da loo baahnaa. Tartanka Kubadda Cagta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa ka socda Dalka Burundi waxaana ciyaaraya ciyaartooyda ay da’doodu ka hooseyso 17 jirrada. Baaritaan uu xiriirka sameeyay ...

Read More »

Xulka 17-jirrada Soomaaliya oo maanta u Safray Dalka Burundi “Sawirro”

Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya ee Da’doodu ka yartahay 17-ka sano oo saakay Muqdisho ka Dhoofay,ayagoo ku sii jeeda Burundi. Xulka kubada cagta ee Somaliya 17 jirada ayaa dalka Burunddi ugu qaybgalaya tartanka Cecafa ee 17 jirada. Xulka ayaa bilooyinkii ugu danbeeyay,waxa ay ku xareesanaayeen garoonka Jaamacadaha ee Muqdisho. Xulka ,waxaa sanadkaan laga soo xulay koobkii Scholada ee uu sanadkii ...

Read More »

Banaadir SC oo Guul kale oo Weyn ka Gaartay Elman & Eenow oo 3-leey dhaliyay

Kooxda Banaadir SC ayaa guul soo laabasho ah oo weyn waxay ka gaartay naadiga Elman, kulan ka dhacay Garoonka Koonis ee Degmada Cabdicasiis, waxaana ciyaarta oo labada kooxood ay iska dhaliyeen 6 gool ay aheyd mid xiiso gaar ah xambaarsaneyd. Elman oo dooneysay in ay iska soo dhaqdo ceebtii kasoo gaartay lugtii hore ee horyaalka kooxda Banaadir SC ayaa qeybta ...

Read More »

Maxaa Galabta kala Heysta kooxaha Banaadir vs Elman

Kooxda Elman ayaa u baahan Galabta in ay ka Aarsato naadiga Banaadir SC oo 6 gool shabaqeeda Gaarsiisay Wareeggii hore ee Horyaalka, iyadoo ka warqabta in Sanadkan ay tahay kooxda kaliya ee Garaacday hoggaamiyeyaasha horyaalka Dalka ee Dekadda, Elman waxay Usbuucii hore 3-0 ku Qaarajisay naadiga Dekadda, taasoo aan Khasaare la kulmin horyaalka oo dhan Sanadkan kulankaas ka hor. Banaadir ...

Read More »

War aan Farxad Gelin taageerayaasha Jeenyo oo soo Baxaya, Muxuu yahay?

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in uu is casilay Tababarihii Kooxda LLPP Jeenyo Macalin Axmed Cabdiraxmaan Cumar(Gadaamow). Macalin Gadaamow ayaa loo magacaabay Xilka Tababarenimo ee Kooxda Jeenyo bilowgii xagaagan, kaddib markii ay ku dhawaaqeen saraakiil ka socota Wasaarada Howlaha guud ee Xukumada Soomaaliya in mushaarka Kooxda ay bixin doonaan, kaddib markii qaar ka mid ah Xiddigihii ugu caansanaa Kooxda ...

Read More »

Dekadda oo sii dheereysatay hoggaanka horyaalka Dalka

Kooxda Dekadda ayaa Guul muhiim ah oo 3-0 ah waxay ka gaartay Naadiga Jeenyo kulankii Shalay Gelinkii dambe ay ku qaateen Garoonka Koonis ee Degmada Cabdicasiis. CIyaartaas, waxaa si weyn Jaanta isula helayay xiddigaha kooxda Dekadda oo u muuqda kuwo Sanadkii labaad oo isxiga hanan kara horyaalka Dalka. Jeenyo kulankaasi uma aheyn mid wanaagsan, waxayna dooneysay in ay kasoo Kabato ...

Read More »