Wararkii U Dambeeyay
Home - ENGLISH SPORTS NEWS

ENGLISH SPORTS NEWS

Somalia call on basketball family to come together

Somali Basketball Federation (SBF) last month held its annual General Assembly in the capital city of Mogadishu, and it approved a number of measures aiming to re-establish its functions. In the presence of local clubs, referees, coaching committees and basketball shareholders, SBF Chairman Mohamed Adani Abdulahi reaffirmed the need of bringing the Somali Basketball family together and announced that the ...

Read More »

Reer Chile ee Kooxda Man United Alex Sanchez

Weeraryahanka Reer Chile ee Kooxda Man United Alex Sanchez ayaa hadda laga soo qorayaa warbixin cusub oo la xiriirta in xiddigga uu takoor ku heysto Kooxda United dhexdeeda. Xiddigga ugu mushaarka badan United ayaa keydka looga soo tagay kulankii FA-ga EE Briton,waxaana ay u muuqataa in xiddigga ay hadda howl culus hortaallo. Ninkan ayaa hadda la sheegayaa in uusan saaxiibo ...

Read More »

Somali NOC contributes documents to the creation of IOC’s Management library

Somalia is having problems of insecurity, but the good governance of its Olympic Committee has led the country to be able to contribute to the creation of IOC’s management library. The International Olympic Committee showed its full satisfaction with the 2017 activity report and the 2017-2020 strategic plan of Somali National Olympic Committee and as a result asked the country ...

Read More »

Somalis appreciate the appointment of Richard Moore as the country’s National boxing team coach.

The National Olympic Committee of Somalia has fully lauded for the appointment of a British coach Richard Moore as the head coach for the Somali National Boxing team.   In a statement, the president of Somali Olympic Committee president, Abdullahi Ahmed Tarabi, praised the recently revived Somali Boxing Federation for stepping into a quicker move towards developing the country’s game ...

Read More »

SFF Boss, General Secretary in Nigeria for FIFA Executive Summit

A high profile delegation from Somali Football Federation led by the president Abdiqani Said Arab is in Nigeria prior to the FIFA Executive Summit to be held in Lagos. The president is accompanied by Somali Football Federation general secretary Hassan Mohamed Mahmoud. The Somali football Federation officials are in the Nigerian city of Lagos where they will attend the FIFA ...

Read More »

BARO: 20-ka Laacib ee Premier League ugu Shacbiyadda Badan, Funaanadahoodana aadka loo Iibsaday

Alexis Sanchez ayaa ku biiristiisii kooxda Manchester United waxay u oggolaatay in uu noqdo laacibka ugu shacbiyadda badan horyaalka Premier league. Waxaa qiimeyn la sameeyay kasoo billow January 1, la arkay in uusan qofna ku dhicin Alexis’ dhanka Iibsiga Funaanadaha horyaalka Premier League. Laacibka dalka Chile ayaa ku garaacay Iibsiga Funaanadaha ugu badan ee magaciisu ku qoranyahay ninka ay isku ...

Read More »

Mohamed Salah oo soo Barbarreeyay rikoodh horay looga sameeyay Premier League

Mohamed Salah ayaa mar kale gool dhaliyay, ciyaaraha kooxdiisa Liverpool gaar ahaanna guushii Southampton, wuxuuna xagaay safasheed qurux badan ku qaadanayaa kooxdiisa. Laacibka dalka Egypt ayaa dhaliyay ciyaaraha Premier League 22 gool waxaana uu dhaliyay goolkiisii ugu dambeeyay kulankan. Wuxuu ka faa’iideystay kubad uu ciribta si weyn ugu dhiibay Roberto Firmino ka hor inta aysan shabaqa u dhaafin Southampton goolhayaheeda ...

Read More »

Paul Merson’s transfer window grades: High marks for Liverpool, Chelsea, Man Utd

Paul Merson grades the transfer window for each Premier League club with Chelsea, Liverpool and Man Utd top of the class. It was a record-breaking January window as players such as Alexis Sanchez, Pierre-Emerick Aubameyang, Philippe Coutinho, Virgil van Dijk, Henrikh Mkhitaryan, Ross Barkley, Olivier Giroud, Lucas Moura, Aymeric Laporte and Theo Walcott made high-profile moves. But which Premier League ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Dib ugu soo Laabtay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ka qeyb galay Shirkii Madaxda Midowga Afrika ee ka dhacay Magaalada Addis Ababa ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Inta uu Addis ku sugnaa waxa uu kulamo la qaatay madaxdii ka qeyb gashay shirka sida kuwa Afrika iyo Kuwa Midowga Yurub ee sanadkaan Shirka Xaadiray. Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ka tacsiyeeyey Geerida Hooyada Madaxweyne Imaaraatka.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxweynaha Imaaraatka Carabta ugu tacsiyeeyey Geeridii ku timid Hooyadiis. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qadka Telefoonka kula xariiray Madaxweynaha Isku tagga Imaaraatka Carabta Maxamed Bin Zayid, isagoona ugu tacsiyeeyey Geerida Hooyadiis ku timid. Waxa uu alle ugu bartay in uu Naxariista Janno ka waraabiyo, ehelkii ay ka tagtayne sabar iyo Iimaan in uu alle ka ...

Read More »

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Maamulkiisa. Axmed Maxamed Islaam ayaa labo digreeto kukala magacaabey Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland mudane Maxamed Sh Cusmaan Siciid iyo gudoomiyaha maxkamada sare Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi.

Read More »

Muxuu ku saabsan yahay shirka maanta ka furmay Muqdisho?

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir ay ka qeybgelayaan mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya iyo kuwa Beesha Caalamka ee jooga SOomaaliya. Shirkan ayaa ku saabsan waxyeellada ka dhalatay abaartii ku dhufatay Soomaaliya iyo u ka hortagga kuwo kale oo iman kara. Waxaa ka qeybgelaya Ra’salwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khyere,Wasiirka qorsheynta,Wakiillo ka socda owlad Goboleedyada,Qaramada Midoobey,Midowga Yurub iyo Hay’adaha xuquuqda aadanaha ka ...

Read More »