Home - CIYAARAHA SOMALIDA - DEG-DEG: Banaadir Sports Club oo ku dur-durisay Elman

DEG-DEG: Banaadir Sports Club oo ku dur-durisay Elman

Kooxda Banaadir Sports Club ayaa ku dur-durisay Elman, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Kubadda Cagta Somalia Premier league kulan goordhow soo gebageboobay, kaasoo 6-2 ay ku adkaatay Banaadir.

Banaadir SC, waxay iska xaadirisay Kaalinta 2-aad ee kala sarreynta Horyaalka, iyadoo weliba dhanka Goolasha kulankaan uga hor mareysa naadiga Horseed ee Booska labaad Fadhisay.

Faafaahin nagala soco

Leave a Reply

Your email address will not be published.