Home - CIYAARAHA CAALAMKA - EPL-ka: Kooxdee dakhliga ugu badan ka sameysay Garoonkeeda sanadkii la soo dhaafay?

EPL-ka: Kooxdee dakhliga ugu badan ka sameysay Garoonkeeda sanadkii la soo dhaafay?

Kooxaha kubadda Cagta Caalamka ayaa marka laga tago Tikidhada iyo sharikada ay maaliyadaha ku xayeysiiyaan waxaa ay lacago badan ka sameeyaan garoonka gudahiisa Ganacsiga lagu xayeysiiyo.

Hadda horyaalka dalka Ingiriiska kooxaha ugu tunka weyn ayaa shaaciyay lacagaha ugu badan ee ay ka heleen garoonka gudahiisa,waxaana hoggaanka u heysa Kooxda Man United.

Manchester United ayaa lacag dhan £26 Milyan ka sameeysay Garoonkeeda Old Trafford,waxaana ay hoggaamineysaa lixda kooxood ee ugu weyn Horyaalka England.

Liiska kala horreynta.

Old Trafford – £26m

The Etihad – £19m

Stamford Bridge – £18m

Tottenham’s new stadium – £15.5m

The Emirates – £15m

Anfield – £11.1m.

Kooxda Liverpool ayaa ah midda ugu dakhliga yar kooxaha xayeysiiska Garoonkooda ay ka sameeyaan lacagta ka hela iyada oo Kooxaha ka dhisan Magaalada Manchester ay hoggaanka u hayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.