Home - CIYAARAHA SOMALIDA - Gaadiidka oo ciyaar adag kula Ballansan kooxda Waxool

Gaadiidka oo ciyaar adag kula Ballansan kooxda Waxool

Kooxaha Waxool iyo Gaadiidka ayaa maanta kulan xiiso badan ku qaadan doona Garoonka Koonis ee degmada Cabdicasiis.

Ciyaarta ayaa waxay kooxda Gaadiidka dooneysaa in ay isaga soo dhaqdo guuldarrooyin xiriir kooxdan ugu dhacay kulamadii lasoo dhaafay, iyadoo muhiimad weyn u leh labada naadiba in ay Guuleystaan.

Kooxda Waxool ayaa dhankeeda waxay isku deyi doontaa in ay horyaalka dalka Baaqi kusii ahaato, iyadoo horyaalka Sanadkan kulan walba oo la ciyaaro uu yahay mid kasii adag midkii hore.

Natiijada kulankan kala soco Ciyaaro.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.