Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Isku aadka Koobka CECAFA UN17 oo la sameeyay Somalia yey ku Beegantay??

Isku aadka Koobka CECAFA UN17 oo la sameeyay Somalia yey ku Beegantay??

Isku aadka Tartanka CECAFA Un17 ee ka socda dalka Burundi, wareeggiisa Semi-finalka ayaa la sameeyay, iyadoo xulka Soomaaliya uu Sanadkan ka mid yahay xulalka Tartanka ka qeyb gelaya.

Xulka Qaranka Soomaaliya ee ka yar 17-ka Sano ayaa sanadkan wacdaro ka dhigaya koobka CECAFA, waxaama suuragal laga dhigayaa in Somalia ay sanadkan koobka Qaadi karaan, marka la fiiriyo hannaanka ciyaareed ee wanaagsan ee xiddigaha xulkeenna.

Sidan ayaa la isugu aaday

Somalia VS Ugand 25-04-2018-Arbaco-Ngozi Stadium

Tanzania VS Kenya 25-04-2018-Muyinga Satdium