Wararkii U Dambeeyay
Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Isku Aadka Kubad Cagyaraha Afrika,Somaliya yey ku dhacday?, Sawirro

Isku Aadka Kubad Cagyaraha Afrika,Somaliya yey ku dhacday?, Sawirro

Xiriirka Kubad Cagyaraha Qaaradda Afrika ayaa soo saaray isku aadka tartanka ee Qaaradda Afrika,waxaana laga sameeyay labo Group.

Isku aadka waxaa uu ka dhacay Dalka Liibiya Magaaladiisa Tripoli oo tartankan loo xushay in ay marti geliso,waxaana uu dhacayaa Bisha soo socota ee May.

Haddaba halkan ka eeg isku aadka.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

Tartankan waxaa uu furmayaa 5ta Bisha May ee soo socota,waxaana uu socon doonaa ilaa 18ka May,iyada oo xulkii ku guuleysta uu qaadanayo Koob.