Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Isku Aadka wareegga 16-ka Europa League oo la sameeyay, Arsenal iyo AC Milan oo isku Beegmay

Isku Aadka wareegga 16-ka Europa League oo la sameeyay, Arsenal iyo AC Milan oo isku Beegmay

Isku Aadka Wareegga 16-ka ee koobka hoose ee Kooxaha Yurub ayaa goordhow la sameeyay, iyadoo kooxda Milan iyo tan kale ee Arsenal oo Sanadkan koobka loo saadinayay ay isku Beegmeen.

Kulamada, midna kan kale kama jilcana, waxaase aad loo hadal hayaa kulanka Xiisaha Badan ee Milan iyo Arsenal, waxa ka dhici kara.

Sida ay kooxuhu isugu Beegmeen Halkan ka arag.

Isku aadkii oo dhan

Lazio vs Dynamo Kiev

RB Leipzig vs Zenit

Atletico Madrid vs Lokomotiv Moscow

CSKA Moscow vs Lyon

Marseille vs Athletic Bilbao

Sporting vs Viktoria Plzen

Borussia Dortmund vs Salzburg

AC Milan vs Arsenal

Wareegga 16-ka ee koobkan waxaa ay dhici doonaan Khamiis ay March 8 iyo 15-ka isla Bishaas keddib haddana waxaa la isku Aadi doonaa wareegga 8-da kooxood ee Koobkaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.