Wararkii U Dambeeyay
Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Koobka Kubad Cagyaraha oo sanadkan ka dhacaya Algeria iyo Somaliya oo ciyaareysa.

Koobka Kubad Cagyaraha oo sanadkan ka dhacaya Algeria iyo Somaliya oo ciyaareysa.

Xiriirka Kubadda Cagyaraha Jaamacadda Carabta ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo tartanka Kubad cagyaraha Jaamacadda Carabta.

Xiriirku waxaa ay sheegeen in Sanadkan 2018 uu tartanka ka dhacayo Dalka Algeria oo noqonaya marti geliyaha sanadkan.

Waxaa Tartankan uu billaabanayaaa Bisha October ee Sanadkan 2018.

24-ka dale e ku jira Jaamacadda carabta ayaa la filayaa in ay tartankan ka qeybgalaan,waxaana Waddamada ka qeybgelaya ka mid ah xulka Kubad Cagraha Soomaaliya.

Soomaaliya Koobkii Adduunka ee Kubad Cagyaraha Caalamka ee Sanadkan ka dhacay Morocco,waxaa uu Group-ka la galay Brazil,Russia iyo Bosnia,waxaana dhamaan dalalkaas ay noqdeen kuwo garaacay Soomaaliya.