Home - CIYAARAHA SOMALIDA - Kooxda Madbacadda oo Cashar Lama Filaan ah u dhigtay Heegan

Kooxda Madbacadda oo Cashar Lama Filaan ah u dhigtay Heegan

Ciyaar xiiso badan oo ka tirsanyd horyaalka kubadda cagta ayaa waxay ee dalka ayaa waxay dhexmartay kooxaha Heegan iyo Madbacadda Qaranka.

Kulankii ayaa ku dhammaaday 1-0 iyadoo Heegan marnaba aysan u suuragelin in ay iska soo bareejeeyaan gool qeybta hore ee kulanka laga dhaliyay.

Labada kooxood awood ahaan Heegan ayaa aad u heer sarreysa, balse ma suuragelin in kulanku ku dhammaado natiijo u wanaagsaneyn Heegan.

Hadda Heegan waxay lumisay Fursad kale oo ay hoggaanka horyaalka ugu dhowaan laheyd.