Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Kulamada Xiisaha leh ee Champions league Caawa laga ciyaari doono
The Champions League trophy is displayed prior to the draw for the round of 16 of the UEFA Champions League football tournament at the UEFA headquarters in Nyon on December 11, 2017. / AFP PHOTO / Fabrice COFFRINI (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)

Kulamada Xiisaha leh ee Champions league Caawa laga ciyaari doono

Kulamo ka tirsan koobka kooxaha Yurub ee Champions league ayaa Caawa ka dhici doona Qaaradda, waxaana ciyaarahaas dhacaya ay yihiin kuwo loogu soo gudbayo Wareegga Sideedda kooxood loogu soo gudbayo.

Man Utd ayaa la ciyaari doonta Naadiga Sevilla, halka Roma ay qaabili doonto Shakhtar, waana kulamo weli Natiijadoodu aysan isu fogeyn.

United ayaa u baahan Guul, halka Sevilla ay u baahantahay Garab dhac Goolal la iska dhaliyay, Roma waxay dooneysaa guul oo xataa 1-0 ayaa ku fillaan doonta, maaddaama kulankii hore 2-1 looga soo badiyay meel ka baxsan Gurigooda.

Champions League – Round of 16 March 13

10:45 Manchester United ? – ? Sevilla

10:45 Roma ? – ? Shakhtar Donetsk

Leave a Reply

Your email address will not be published.