Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Laliga: 12,ciyaaryahan ee aan safan xagaaga oo dhan?

Laliga: 12,ciyaaryahan ee aan safan xagaaga oo dhan?

Horyaalka Dalka Spain ee Laliga ayaa sii dhamaanaya,waxaa la soo diiwaangeliyay 12 ciyaaryahan oo sababo kala duwan ku seegay kulamada sanadkan.

12ka ciyaaryahan midkoodna hal daqiiqo ma safan xilli ciyaareedka 2017/2018,waxaana loogu magaca daray kuwa la illaaway.

Waxaana ka mid ah.

Bruno Soriano (Villarreal): Dhaawac dartii.

Emenike (Las Palmas, dhaawac dartii.

Kike Sola (Athletic,labo xilli ciyaareed ma safan.

Filip Manojlovic (Getafe), hal daqiiqo ma safan,waana bad qabaa.

Fran Rico (Eibar): dhaawac ayuu ku maqanyahay.

Jon Ander Serantes (Leganes) dhaawac dartii.

Vukasin Jovanovic (Eibar),lama shaacin,mase safan.

Carlos Martinez (Real Sociedad),dhaawac ayuu ka soo laabtay mana safan.

Salem Al-Dawsari (Villarreal),wali ma safan,waana bad qabaa.

Ivan Villar,Levante,waa gool haye,xagaaga oo dhan daqiiqad ma safan.

Yahia Al-Shehri ,Leganes,wali ma safan.

Jairo (Espanyol),dhaawac dartii.