Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Lingard iyo gacalisadiisa oo kala tagay,sabab?

Lingard iyo gacalisadiisa oo kala tagay,sabab?

Jesse Lingard iyo Jena Frumes ayaa kala tahay ka hor inta kooxda Man United aysan garaacin Liverpool,waxaana xiddiggan hadda la sheegayaa in uu saaxiib la’aanyahay.

Jena Frumes,ayaa Twitter-keeda oo 95,000 oo Flowers ah leh ku sheegtay in ay kala tageen xiddiggaas iyada oo uu u rajeysay waqti wanaagsan.

Barta Instagram-ka ayey markii hore soo dhigtay sawirka Fanaanadda Lingard iyada oo kaddib dhigtay Twitter-ka  ka hor inta aysan tiring saacado kaddib.

Lingard iyo Jena Frumes ayaa saaxiibay 15 bilood ka hor waxaana ay isku barteen dalka Mareykanka halkaas oo gabadha dharka xayeysiisa ay ku heshiiyeen Ciyaaryahanka Man United.

Jena Frumes ayaaa ku eedeysay Lingard in uu saaxiib la yahay gabar kale oo uu ka qarinayo inkasta oo uusan isaga beenin arrintan,haddana Gabadhan waxaa ay rumeysan tahay in xiddggan uu haween badan saaxiib la yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.