Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Liverpool oo garaacday Southampton, Salah wuu dhaliyay kaalinta 3-aadna wey Xaadirtay

Liverpool oo garaacday Southampton, Salah wuu dhaliyay kaalinta 3-aadna wey Xaadirtay

Liverpool ayaa markan waxay 2 dhibcood usoo jirtay kooxda kaalinta 2-aad ee Manchester United keddib ciyaar heer sare ah oo ay ku muujiyeen kulankii St Mary waxayna ku dhowyihiin in ay kaalinta 2aad eek ala sarreynta ka xaadiraan Premier League.

Waxaa war fiican ahaa in Reds ay adkaatay iyadoo aan gool laga dhalin kulankan, Manchester City ayaa hadda u muuqata in ay qaadi doonto horyaalka Sanadkan.

Liverpool ayaase ku fashilantay in ay garaacdo Southampton 4 kulan oo ay isku Arkeen Sanadkii hore, balse Sanadkan labada marba waa ay garaaceen.

Roberto Firmino wuxuu dhaliyay (20 gool, 11 kalena waa uu caawiyay) halka Mo Salah (22 uu dhaliyay, 7 kalena uu caawiyay) waxayna ka mid yihiin weerarka Yurub ugu dhaqaaqa wanaagsan Sanadkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.