Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Mohamed Salah oo soo Barbarreeyay rikoodh horay looga sameeyay Premier League
Liverpool's Egyptian midfielder Mohamed Salah celebrates scoring their second goal during the English Premier League football match between Southampton and Liverpool at St Mary's Stadium in Southampton, southern England on February 11, 2018. / AFP PHOTO / Adrian DENNIS / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / ADRIAN DENNIS/AFP/Getty Images

Mohamed Salah oo soo Barbarreeyay rikoodh horay looga sameeyay Premier League

Mohamed Salah ayaa mar kale gool dhaliyay, ciyaaraha kooxdiisa Liverpool gaar ahaanna guushii Southampton, wuxuuna xagaay safasheed qurux badan ku qaadanayaa kooxdiisa.

Laacibka dalka Egypt ayaa dhaliyay ciyaaraha Premier League 22 gool waxaana uu dhaliyay goolkiisii ugu dambeeyay kulankan.

Wuxuu ka faa’iideystay kubad uu ciribta si weyn ugu dhiibay Roberto Firmino ka hor inta aysan shabaqa u dhaafin Southampton goolhayaheeda Alex McCarthy. Goor hore oo kulankaas ah ayuu caawiyay laacibku Firmino goolka uu ku furtay ciyaarta St Mary’s.

Salah wuxuu aad uga caawiyay kooxdiisa Liverpool in ay kulamo badan adkaato horyaalka Premier League isaguna rikoodh ayuu soo barbarreeyay.

Wuxuu hadda dhaliyay 19 gool oo uu ku dhaliyay lugta Bidix – wuxuu kula biirayaa rikoodhka Premier League laacibkii Robbie Fowler oo 1 xagaay oo ahaa 1994/95 ku dhaliyay lugta badix goolal intaas la eg.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*