Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Pochettino oo wadahadal la furay difaaca Qandaraaska diidan ee Alderweireld

Pochettino oo wadahadal la furay difaaca Qandaraaska diidan ee Alderweireld

MAURICIO POCHETTINO ayaa xaqiijiyay in uu wadahadal la furayo difaaca kooxda Toby Alderweireld.

Laacibka dalka Belgium ee difaaca, waa 29-jir, waxaana dhaawacyo ay u diideen Sanadkan inuu Safka soo galo.

Keddib markii uu ciyaaray kaliya 13 kulan oo horyaalka ah, Alderweireld waxaa lala xiriirinayay in uu kooxda ka tago, ka gadaal markii Poch uu sheegay in uusan safka hore waqtigaan siin karin, laacibka oo xaalad dhaawac wajahaya.

Mar la weydiiyay ma kala hadli doontaa Mustaqbalkiisa, wuxuu yiri: “Haa dabcan.

“Waxaan isu diyaarineynaa in aan laacibkan kala xaajoonno inuu sii joogo waayo waa difaac ka mid ah kuwa ugu wanaagsan naadigaan.

“Waxaan isku deyi doonnaa in uusan kooxda meelna uga dhaqaaqin.