Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Ronaldo iyo Georgina Rodriguez oo ku damaashaadaya dhul Qaboobe ah, ma Fasaxanyahay laacibkan?

Ronaldo iyo Georgina Rodriguez oo ku damaashaadaya dhul Qaboobe ah, ma Fasaxanyahay laacibkan?

Real Madrid ayey xiddigaheedu kusoo laabteen Tababarka, bartamaha Toddobaadkan, iyagoo xataa galabta oo Talaado ah tababaran doona, Cristiano Ronaldo ayaase aaday dhulka Buuraleyda ah waxaana la socota Georgina Rodriguez.

Waxay waqti wanaagsan ku qaadanayaa deegaan Barafku ka dhaco, waxaana la socda Saaxiibo kale.

Georgina Rodriguez ayaa sawirradaas soo dhigtay Barteeda Instagram.

 

☃❤☃ Maravillas de la naturaleza…

A post shared by Georgina Rodríguez (@georginagio) on

Leave a Reply

Your email address will not be published.