Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Yaa ka mid ah 5,ciyaaryahan oo booskoodii beddeshay kaddibna guuleystay?

Yaa ka mid ah 5,ciyaaryahan oo booskoodii beddeshay kaddibna guuleystay?

Ciyaartooyda kubadda Cagta waxa ay la kulmaan marxalado kala duwan xilliga Ciyaaraha,waxaana ka mid ah in ciyaartooyda loo beddelo booska ay ka ciyaaraan.

Tababarayaasha ayaa saameynta ugu badan ku leh ciyaartooyda in ay boosaaska beddeshaan,maaddaama tababaraha yahay qofka qiimeynta ugu badan ku sameeya ciyaaryahanka.

haddaba yaa ka mid ah shan ciyaaryahan oo booskoodii loo beddelay kana soo baxay?

5 Max Meyer

4 Joshua Kimmich

3 Dries Mertens

2 Cristiano Ronaldo

1 Lionel Messi