Home - CIYAARAHA CAALAMKA - Yaa ka mid ah Ciyaartooyda Afrika ee ciyaaraya wareegga 16ka ee UCL?

Yaa ka mid ah Ciyaartooyda Afrika ee ciyaaraya wareegga 16ka ee UCL?

Caawa waxaa dib u billaabanaya kulamada wareegga 16ka ee tartanka Champions League ee Qaaradda Europe,waxaa marka heerarkan oo kale la soo gaaro la qiimeeyaa Qaarad kasta iyo ciyaartooyda ku mataleysa tartankan.

Qaaradda Europe iyada ayaa ugu ciyaartooy badan marwalba hayeeshee Qaaradaha kale ayaa tartan loo qabtaa waxaa qeybtan ku eegeynaa ciyaartooyda Afrika ku mataleysa tartanka Qaaradda Europe.

Serey Die vs Yaya Toure= Basel vs Man City

Medhia Banatia vs Victor Wanyama= Juventus vs Tottenham

Vicent Abuubakar,Yacene Barahimi,Musa Marega iyo Waris Wajeed,vs Mahomed Salah,Saido Mane= FC Porto vs Liverpool.

Achraf Hakimi vs Presenel Kembembe= Real Madrid vs PSG.

Victore Moses ayaa ka hortagaya Barcelona oo aan wadan ciyaaryahan Afrikaan ah.

Wissam  Ben Yadder vs Eric Baillay= Saviila vs Man United.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*